Machadka farshaxanka HAM ee Helsinki

HAM waa madxaf farshaxan oo Helsinki la eg, wuxuuna leeyahay 9000 oo agab farshaxan ah oo la soo ururiyay, kuwaas oo ku baahsan magaalada oo dhan. Inta badan taallooyinka iyo sawirada kale ee la qoray ee wadooyinka Helsinki waxey ka mid yihiin farshaxanka urursan ee HAM, iyo sidoo kale farshaxanada yaala maktabadaha iyo dugsiyada. HAM waxaa ay bandhigyadeeda ku soo bandhigtaa farshaxanada carisga ah iyo kuwa waqtigan ee Finnishka iyo kuwa caalamka.

Goobaha bandhigga ee HAM waxey ku yaalaan Tennis Palace, bartamaha Helsinki. Sanadkii 1937 dhismaha loo diyaariyay in uu noqdo hool teeniska lagu ciyaaro ayaa naftiisu ah mid loo soo daawasho tago.

Waxaan aaminsannahay in farshaxanku uu daango ama salool u yahay maskaxdaada, waa wax maanta qof lagu faraxad gelin karo.

Soo dhowow.